Uncategorized

Miyuu Isku Kaadiyay Justin Bieber Mise Qoyaan Kale Ayaa Ka Yimid Sawir Baraha Bulshada Gil Gilay!!

iftineducation.com –  Canadian Popstar Justin Bieber ayaa siweyn loogu camirtay baraha bulshada kadib markii xidigaan laga soo bandhigay asigoo qaybtiisa hoos qoyan tahay. Waxayna dadka ugu maadeesteen sida inuu isku kaadiyay ama kaadi kafatamay ama qoyaan kale xidigaan ka yimid ogaal la’aan. Sawirkaan ayaa noqday mid lagu maadeesto xili xidigaan cabitaan cabaayo sidoo kalena uu Mobile-kiisa ku mashquulsan yahay wadana socdo.…

Continue Reading

Uncategorized

Priyanka Chopra Oo Shaqsi Aan Cidna Filaneyn Gacanta Soo Qabsan Doonta Kana Qeybgeleysa Xafladda Abaalmarinta Oscars 2017

iftineducation.com – Atariishada caanka ah ee reer India Priyanka Chopra ayaa sii wadaneysa wacdaraha ay ka dhigeyso shirkadda aflaanta dalka Mareykanka ee Hollywood, waxaana la xaqiijiyey inay sannadkaan ka qeybgeli doonto xafladda The Academy Awards taasoo ah habeenka ugu weyn Hollywood. Pee Cee ayaa barteeda Instagram ku xaqiijisay inay xafladdaan imaan doonto iyadoo gacanta ku dhagan heesaaga halyeeyga ah Mick Jagger,…

Continue Reading

Uncategorized

Sawirka Maanta: Sridevi Iyo Labadeeda Gabdhood Jhanvi Iyo Khushi Xarago Laguma Gaaro

iftineducation.com – Super Star-dii Bollywood-ka maamulan jirtay 80-kii iyo bilawgii 90-kii Sridevi waxay ku mashquulsan tahay diyaarinta labadeeda gabdhood Jhanvi Kapoor iyo Khushi Kapoor oo dhawaan atirishooyin noqon doonaan. Hadaba Sridevi iyo labadeeda gabdhood Jhanvi iyo Khushi ayaa hadal xoogan abuureen sidoo kalena baraha ku qabsadeen sawirka sare ka muuqdo oo ay si wacan u xarakeenayaan. Sidoo kale waxaa la socday…

Continue Reading

Uncategorized

16-Jilaa Oo Bollywood-ka Ka Tirsan Kuwaas Oo Filimkooda Kowaad Door Caawiye Ah Ku Mataleen Qaybta 2-aad (+Sawiro)

iftineducation.com – Bollywood waa shirkada ayuu qof kastoo oo fanka jecel rabo inuu ku biiro sidoo kalena heer sare ka gaaro, hadaba jilaa kasto si riyadiisa ugu rumowdo marxalad kala duwan oo adag ayuu usoo maray. Jilaayaasha qaar ee waalidiinta caanka ah garab ka heestaan waxaa u suura gashay inay si awood ku dheehan fanka kusoo galaan ayagoo filimo kala duwan…

Continue Reading

Uncategorized

Waa Maxay Sirta Ku Jirta In Dumrku Ay Hawlo Badan Mar Keliya Wada Qaban Karaan, Raggu Se’ Aanay Awoodin?

iftineducation.com – Sannadahan dambe oo hab-nololeedka dunidu is beddelay,  dumarkuna ay si xawli ah ugu soo badanayaan shaqo tagga, ayaa waxaa doodo ka taagan yihiin awoodaha iyo kartida rag iyo dumark, waxa aana soo baxaysa in dumarka oo mrarka hore dhaqamo badani ku xaman jireen jileec iyo taabgaabni ay taas iskaga riixeen dhinaca ragga. Cilmibaadhis cusub ayaa daahfurtay in raggu aanay…

Continue Reading

Uncategorized

Mo Farah oo sheegay in uusan dembi lahayn

iftineducation.com – Mo Farah oo u orda dalka Britain ayaa sheegay inuu yahay “Orodyahan ee dembi galin” ka dib markii tababarihiisa lagu eedeeyay inuu jebiyay shuruucda la dagaallanka daawada awoodda jirka kordhisa ee Doping-ka. Salazar ayaa lagu eedeeyay inuu qaar ka mid ah ciyaartoydiisa uu siiyay daawada kordhisa awoodda jirka si ay u guuleystaan. Warbixin qarsoodi ah oo ay dusisay wakaaladda…

Continue Reading

Uncategorized

Aabo dhalay askari Maraykan ah oo dhintay oo diiday in uu la kulmo Trump

iftineducation.com – Aabo dhalay askari Maraykan ah oo lagu dilay hawlgal lagu bartilmaameedsanayay dad looga shakisnaa Al-Qaacidda oo ku sugnaa guri ku yaalla Yemen ayaa sheegay in uu diiday in uu la kulmo madaxweyne Donald Trump, ka dib markii maydka wiilkiisa lagu soo celiyay dalka Maraykanka. “Waan ka xumahay, ma doonayo in aan arko,” wuxuu sheegay in uu wakhtigaas sidaa ku…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Khadra Silimo iyo Mursal oo Isku Noqday

iftineducation.com – Daawo Khadra Silimo iyo Mursal oo Isku Noqday labadaan fanaan ayaa hori jaceylka iyo guurkooda ugu fashilmay wayna kala tageen ayagoo waliba isku mariyay saxaafada aflagaado iyoo eedeyn midba midka kale ah hadase labadaan fanaan waxay saxaafada soo bandhigtay ayagoo isku dhuumanaayo oo misana iskuu xiisay waxaana idiin kaga heynaa muuqaal cadeyn ah kkkkkkkk riix halkaan ka fiirsada hee…

Continue Reading

Uncategorized

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Farmaajo Dartiis Sucuudiga U Tegey.

iftineducation.com – Wasiir Maxamuud Xaashi Wuxu ka mid noqday dadkii tirada badnaa ee ku hadaaqayay Farmaajo ii Geeya Aar Farmaajo Ii geeyaa, waa lagu geeyhaa. Lkn wuu ku hungoobay Farmaajo. Wasiirka Madaxtooyada Somaliland wuxu Dalka Sucuudiga kaga daba tagay Madaxwaynaha Dawlada Faderaalka ah ee Somaliya Mud: Mohamed Abdilahi Farmajo oo booqasho & cimro u joogay sucuudiga waxase ceeb wayn ahayd Marku…

Continue Reading

Uncategorized

gabar sheegtay iney nin isku hor qaawin waligeed hadana…

iftineducation.com –gabar sheegtay iney nin isku hor qaawin waligeed hadana… Gabar Faan Mooday Arin Dadka Yaab iyo Lama Filaan ku Noqotay,Kadi Markii Qaawni.. Wacan oo Wanaagsan Aqristayaal iyo Daawadayaal dilkiinba Ku Soo Dhawaada Muuqaaladii Qosolka Badnaa ee Aad uga Barateen Shabakada Madadaalada iyo Wararka Xaqiida ah ee naladaawo.com in ay Mar walbo idin kaga Soo Gudbino, waxaana Maanta Jecelnahay in…

Continue Reading