Uncategorized

Muddooyinkii ugu dambeeyey waxyabahii ugu xiisaha badna suuqa Facebook akhriso

iftineducation.com – Muddooyinkii ugu dambeeyey waxyabahii ugu xiisaha badna suuqa Facebook.


Gabar Gabooye ah oo dulmi loo gaystay la ooyday.


Xildhibaan hore Cabdi Barre oo saddex jamacadood iyo dugsi sare hal sannad wada dhameeyey.


Gabar lagu kufsaday magaalada Galdogob.
Faroole oo ganacsatada Muqdisho xoolahooda xaaraan ku tilmaamay.


Baddii Soomaaliya oo kiiskeedii maxkamadda caalamigu ogolaatay inay qaado iyo BBCSomali oo fadeexad ka raacday arrinka.


Farmaajo iyo waddaniyad aan hore loo arkinoo dilaacday.


Muqdisho oo lo aqoonsaday caasimadda Soomaaliya.


Dollarkii oo hoos u dhacay Farmaajo markii la doortay.


Gabar u dhalay Salaad Gabayre oo ka cabatay dulmigii Afwayne, Mareexaan iyo Hawiye waddani ah oo afka goostay gabadhii. 


Ar Farmaajo ii geeya oo Farmaajo loo geeyey.


Madaarkii Berbera oo la xaraashay, iyo reer Somaliland oo mudahaarado isku diyaarin.



Waa qoddobadii ugu muhiinsana bilahii ugu dambeeyey barta bulsho ee Faysbuugga.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *