Uncategorized

Madaxweynaha Jubbaland oo hambalyo u direy madaxweynaha cusub

iftineducation.com –  Daqiiqado uun kadib markii ay soo baxday natiijada ayuu madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam hambalyo u direy madaxweynaha cusub ee la doortey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Axmed ayaa madaxweynaha cusub u rajeeyey kheyr iyo in uu la garab galo xilka culus ee loo igmaday.


Madaxweynaha ayaa ugu baaqay Soomaalida in ay la shaqeeyaan, 



isaga oo xildhibaanada Soomaaliyeed ku boggaadiyey in ay u hiiliyeen shacabka Soomaaliyeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *