Uncategorized

Madarasada Xifdul Quraan Online oo Bishaaro Muhiim ah u haysa Qurbo joogta Soomaaliyeed

iftineducation.com – Madarasada xifdul quraan online waxay ugu bushaaraynaysaa Qurbo joogta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa jecel barashada quraanka kariimka in ay uu bilawday fasalo cusub, si aad uga barato quraanka kariimka ah habka online ka ah adigoo gurigaaga jooga ama xafiiskaaga shaqo.


Galaasyaduna waxay kala yihiin:



1) Hingaad bilow ah
2) Quraan bilow iyo dhexdhexaad ah
3) Tafsiir bilow iyo dhexdhexaad ah
4) Axkaaam
5)tawxiid iyo tajwiidka quraanka
6)axaadiista rasuulka SCW
7)Sirada rasuulka SCW


Hadaba wixii faahfaahin ah kala xidhiidh free line ama telefoon lacag la’ aan ah 
No.number: 0014154803897
cinwaanka ah: xiftul.quraan.skype
Ama free viber/whatsAPP/imo;00252634414424

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *