Uncategorized

LIVE HD: Toos u daawo khudbadaha ay musharaxiinta u jeedinayaan BF

iftineducation.com – Waxaa xarunta golaha shacabka ee Muqdisho ka socota qeybta Seddexaad ee dhageysiga khudbadaha musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, ayada oo dhowr musharax ay maanta jeedin doonaan khudbadahooda.


Musharax waliba waxa uu haystaa fursad dhan 30-daqiiqo oo uu Baarlamaanka ugu soo bandhigi doono Ajandihiisa ku aadan waxqabadka uu la imaan doono, hadii xilka Madaxtinimada dalka uu ku guuleysto.
Musharraxiinta maanta khudbeyn doona ayaa kala ah:


1.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke


2.Dr. Maxamuud Maxamed Culusow


3.Maxamed Axmed Jabarti


4.Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo)


5.Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)


6.Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)


7.Maxamed C/risaaq


8. Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil



Hoos ka daawo khudbadaha oo socda



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *