Uncategorized

Haqabtir Galmo dhamaystiran waxaad ku heli kartaa hadba kicinta dareemayaasha Lamaanahaaga!!!!!

iftineducation.com – Gabaryaheey waxad ogataa in ninkaada kaliya uusan mas`uul ka aheyn in uu kaa dharjiyo ciyaarta sariirta , balse waxaad ogataa in ay qoorta kuu suran tahay shaqo weyn oo ah in aad kicisid dareemihiisa isna , waxaadna ogataa in taasi hadaad u sameeyso in isna si weyn uu kuu baahi tirayo.


Qorshaha ku darso in dhagaha ayDOOR weyn ka qaataan kicinta ninka , ee gabaryaheey maskaxda ku qufulatay in ninka uun raaxada laga rabo waxaad sameysaa la hadal ninkaada xiliga ciyaarta macaan socoto oo si hoose hadal ham ham ugu sheeg dhagtiisa .





Qubarada xogshidan  ee dhanka aqoonta sariirta ayaa waxa ay leeyihiin arintaan ragga waxa ay ka sii qaadaan kalsooni oo waxa ay dareemeyaan in ay awood u leeyihiin in ay dharjin karaan lamaantooda waxa una sii qaataa kacsi macaan badan .


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *