Uncategorized

Hambalyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxweynaha cusub

iftineducation.com – Waxbarasho:


Dugsi Hoose: 1-da Luulyo, Forta Sheekh.


1978: Dugsiga dhexe: Maxamud Xarbi


1981: Dugsi sare Farsamada gacanta.


1993: Waxaa uu ka qalin jabiyay State University of Newyork ee Buffalo, isagoo ku taqasusay taariikhda(Yurub iyo Mareykanka).


Isla Jaamacaddaas ayuu ka qaatay Master sanado kadib.




Shaqo:


1981: Waxaa uu shaqo ka bilaabay Wasaaradda arrimaha dibadda, waaxda lacagta, Maamulka iyo Arkiifiyada.


1985-1989: Xogheyaha 2-aad ee Safaaradda Soomaalida ee Washington.


1994: Golaha dhexe ee xisbiga Dimoqoraadiga ee dalka Mareykanka


1994-1997: Commissioner arrimha guryaha ee Buffalo City.


2000: Xiriiriyaha degmada Erie oo dhacda galbeedka New York ee arrimaha xuquuqul Insaanka iyo dadka laga tirade badan yahay.


2000: Golaha dhexe ee xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka.


2002:Xiriiriya State of New York ee arrimaha xuquuqul Insaanka iyo dadka laga tirade badan yahay.


2010: Ra’isul wasaaraha TFG-da ee dowladdii Sharif Sheekh Axmed.


2015: waxaa uu Bare ka yahay Erie College oo ku yaalla buffalo.



Xiliga waxaa uu guddoomiye ka yahay Xisbiga Tayo


Waan ka helay Kama aan helin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *