Uncategorized

gabdhaha galmada maka sheekeystaan haaaaa

iftineducation.com – Quruxda waa dooq dadba si bay u arkaan hablaha soomaaliyeed quruxda sidey u arkaan tolow?




waxaa jira sheeko ay ka sheekaystaan marka ay gabdhaha soomaalida isla joogaan waxay is weydiiyaan gabarba midka ay ka hesho waxaa la sheegay inta ay sheegaan waa sifooyinkan:



nin dheer nin timo jilcan leh nin aqoon leh nin caato daran ahayn buurnaan daranna lahayn nin romantik ah oo jacaylka tixgaliya qaar waxay ku daraan nin hanti leh