Uncategorized

Gaadiid Xamuul ah oo ku xanniban Duleedka Magaalada Muqdisho.

iftineducation.com – Gaadiid Xamuul ah oo sida Khudaar ayaa saaka la soo warinayaa in ay ku xanniban yihiin  duleedka Magaalada Muqdisho.


Wararka ayaa sheegaya in Gaadiidkaan oo Khudaarta ka soo qaadata Gobolka Shabeelaha Hoose kuna soo jeeday Magaalada Muqdisho ay joojiyeen Ciidamada Nabad Sugida dowladda Federaalka Soomaaliya.


Gaadiid Xamuul ah ayaa dhowr Jeer oo hore waxa ay Qaraxyo kala duwan ka fuliyeen 





Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *