Uncategorized

Fanaanad caan ka ah Hargeysa oo Hees u qaaday Muqdisho

iftineducation.com – Fanaanada Yurub Geenyo oo caan ka ahayd magaalada Hargeisa, kana tirsanayd Xidigaha Geeska ayaa ka soo degtay magaalada Muqdisho iyadoo soo saartay Hees Cusub oo ay ugu talagashay Magaalada Muqdisho.

“Magaalo madaxdeedana  Muqdisho, Waa Muraayadaan ka dhex Muuqanee, Mashaa Allee Milicsiga Quruxdeeda” ayaa kamid ah Erayada Heeska, Sidoo kalana 16-ka Bisha ayay ku Qaban doontaa Bandhig Faneed.

“Ma Huraanka Geyigeena Muqdisho,  Ma macaansataa Malabkiyo Caanaheeda”

Daawasho wacan.


 Fanaanad caan ka ah Hargeysa oo Hees u qaaday Muqdisho