Uncategorized

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in 22-ka Bishaan la joojiyay duulimaadka Diyaaradaha ee Muqdisho

iftineducation.com – Wasaaradda Gaadiiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa sheegay in la hakiyay Duulimaadka Garoonka Adan Cadde ee 22-Bishaan, 


maadaama maalintaas ay ku aadantahay Caleema Saarka Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.


Halkaan ka Akhriso War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo soo gaaray Wakaaladda SONNA.



Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in 22-ka Bishaan la joojiyay duulimaadka Diyaaradaha ee Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *