Uncategorized

Daawo Sawirrada: Madaxweyneyaasha Soomaaliya ee sida nabada ah Xilka isugu Wareejiyay

iftineducation.com – Qaarada Afrika waxaa lagu bartay afgembi militari, ku shubasho doorasho iyo madax diida inay xukunka wareejiso marka laga guuleysto.


Hadaba dalka Soomaaliya ee ka soo kabanaya daqaradii dagaalada sokeeye ayaa waxa uu tusaale fiican oo lagu dayan karo u noqday qaarada Afrika inteeda kale maadaama  8 madaxweyne ay si nabad ah xilka isugu wareejiyeen muda 16 sano ah gudahood.


Warbaahinta dalka Kenya ayaa maalintii shalay Baahisay Maqaal ay uga Faaloonayso Soomaaliya, 





Iyadoo Ugu baaqday madaxda Kenya iyo kuwa kale ee Afrika inay wax ka bartaan Madaxda Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *