Uncategorized

Daawo Sawirada Wax Soo Saarka beeraha Ku Yaala Degaanka Bangalay Ee Hoostimaada Degmada Afgooye

iftineducation.com – Daawo Sawirada} Wax Soo Saarka beeraha Ku Yaala Degaanka Bangalay Ee Hoostimaada Degmada Afgooye.


Booqashadeyda maaanta oo jimco ah waxaan ku aheyn dhoor wariyaal ah oo aan hogaaminaayo si ay wax Ugu ogaadaan beeraha ku yaala degmada afgooye


Inta aan shaqada ku guda jirnay waxaan horey u galaynay beerta oo baaxadeeda ay uweyneeyd waxaana ku yaalay dalaga noocyadiisa kala duban sida muuska babaayga canbaha iyo wixii la mid ah.




Dagmada afgooye ayaa hodan ku ah wax soo saarka beeraha taasoo ilaah ugu nimceeyey bulshada ku dhaqan dagmadaas ineey ka faa iideestaan Barwaaqada Dalkooda.


Waxaa Xusid Mudan dagmadaan in ay leedahay ilooyin dhaqaale ganacsiga iyo wax soo saarka beeraha taas oo ayku wanaagsanaan laheyt bulshada somaliyeed in ay maalgashi kusameestaan dagmada afgooye wax soo saarka beeraha iyo Xoolaha looga faa ideesto si looga baxo baahida badan ay dadka somaliyeed meelkasto aduunka ku dandaran.




DAAWO SAWIRADA UGU QORUXDA BADNAA EE AAN KASOO QAADAY BEERAHA AAN BOOQDAY



dagmadaan ayaa ah dagmo nabadoon sida badan aydadkeeda ku mashquulsanyihiin wax soo saarka beeraha hadana sanooyinkii danbe ay xoogaa Dadka beeraleeyda ayka cabanaayaan rag ciidamada dowlada kamid ah oo isbaaro u dhigta shacabka beerahooda soo aada dowlada ayaa taas waxbo kaqabanin arintaas dowlada oo canshuur kaaqad dadka shacabka ah hadana aysan dagmada waxbo looga qabanin baahiyaha ay qabto dagmada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *