Uncategorized

Daawo Muuqaal :Farmaajo oo noqday Shaqsiyaadka ugu Shacbiyada badan Caalamka iyo Al Jazeera oo soo bandhigtay

iftineducation.com – Tv-ga caalamiga ah ee Al Jazeera TV ayaa soo bandhigay warbixin uu ka diyaariyay Madaxweynaha dalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo kaas oo noqday Shaqsi aad u shacbiyad badan Dal & Dibadba .

Al Jazeera Tv ayaa Madaxweyne Farmaajo waxa uu bar bar dhigay madaxda Caalamka kuwooda loogu jeclaa uguna shacbiyada badnaa . Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Taageero buuxdo waxa uu ka heestaa dhamaan bulsho weynta Soomaaliyeed in kastoo howl adag ay sugeeyso .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *