Uncategorized

Daawo Muuqaal “Dhacdo yaab leh oo ka dhacday duleedka Burco ka dib markii neef Ari ah oo cunay ilmo yar!!

iftineducation.com – Dhacdo Naxdin iyo murugo leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday duleedka magaalada Burco ka dib markii ilmo yar uu cunay neef Ari ah oo ay saameysay abaaraha ka jira dalka iyadoona uu ilmahaasi uu soo gaarey dhaawac. 

Dhacdadaan la ayaabka leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday tuulo ka tirsan gobolka Sool ayaa Wiil yar oo 3 bilood jira waxaa weeraray neef Orgi ah asagoona ka cunay gacmaha islamarkaana jajabiyey lafihii gacanta cunigaas sidoo kalena uu cunay hilibkiisa, ilmahaan yar oo qeylo iyo oohin isku daray ayaa waxaa arintaas ku soo baxay hooyadiis oo ka soo gaartey ilmahaas yar kana bad baadisay inuu orgigaas uu sii cuno ilmahaas yar.




Ugu dambeyntiina iyadoo dhacdadaan ay tahay mid la yaab iyo amakaag leh ayaa wax garadka kusugan goobtaas waxay sheegeen inay arintaan ay sabab u tahay abaarta ba’an ee ka jirta deegaanadaaas iyadoona ay xiooluhu raadinayaan waxay cunaan islamarkaana aan waxba ka waabanaynin 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *