Uncategorized

Akhriso Magacyada: Golaha wasiirada Maamulka Hirshabelle oo goor dhow lagu dhawaaqay

iftineducation.com – Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa goor dhow kaga dhawaaqay magaalada Jowhar xubnaha cusub ee golaha wasiirada maamulkiisa.


Cali C/llaahi Cosoble ayaa magacaabay 23 wasiir, 23 wasiir ku-xigeeno iyo 6 wasiiru dowle, waxaana munaasabada looga dhawaaqay golaha wasiirada Hirshabelle ka qeyb galay masuuliyiin kala duwan.















Magacyada iyo xilalka loo magacaabay golaha wasiirada Hirshabelle

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *