Uncategorized

5 Waxyaabood oo keena in Dareenka GALMADA ay yaraato & Waqtiyada ay yimaadaan

iftineducation.com – In la iska naco ama uu hamiya rabitaan ee kulanka sariirta uu yaraado waxaa sababteeda noqonaysaa mid u laabaneysa arimo physical or psychological sidoo kale waxaa xanuunkaas beeri kara xiriir xumo lamaanaha dhextimaada  .


Reer  ayaa gabaryahaan kuu sheegeysa haddii aad isku aragto arintaan isku day in aad xadido waxa u sabab ah ka dib si aad xal ugu hesho dhibkaada.damac la’aan


-Balwadda-Sida qaadka sigaarka, qamriga.


-Cilad ku jirta isu dheeli tirnaanta Hormone-da .


-Mararka qaar waxa u sabab ah xanuunada Dhiig yarida,Kansarka , Sokorta ama dhiig karka


-Xanuun aad dareemeyso marka la sameynayo is dhex gala ciyaarta .


Sidoo kale arimo badan oo nafsiyan ah( physical) ayaa sabab u noqon kara sida .


1-Wel-welka


2-Shook Kugu Dhacay xilliga caruurnimada.


3- Murugo joogto ah.


4- In aad horay ula soo kulantay kufsi


5-Dhibaatooyin lamaane tusaale khiyaano jaceyl, in aad dareemin jaceyl.



Mar hadii arimahan aad mid ka mid ah isku aragtid talo dhaqtar raadi