Uncategorized

250 Soomaali loo qaadi lahaa Maraykanka oo la diiday

iftineducation.com –  Illaa 200 qof Soomaali ah oo todobaadkani laga qaaday xeryaha qaxootiga Dhadhaab, lana geeyey magaalada Nairobi, kuwaasi oo ay ahayd in loo qaado dalka Maraykanka ayaa loo sheegey in aanan la qaadi karin.


Hey’adda socdaalka adduunka ee IOM ayaa dadkani u sheegtey in duulimaadkooda la joojiyey kadib amarkii madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ee ahaa in muddo 120 maalmood ah la hakiyey qaabilaada qaxootiga .





Mid ka mid ah dadkii la qaadi lahaa ayaa sheegey in uu sugayay muddo 10 sano ah in uu dib u dajin ka helo dalka Maraykanka, hadana mustaqbalkooda uu mugdi ku jiro.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *