Uncategorized

Zanjabiilka cilmi ahaan wuxuu ka kooban yahay…

iftineducation.com – Zanjabiilka cilmi ahaan wuxuu ka kooban yahay (Riboflavin, Calcium,Potassium), hadaba markii cabitaanka (Casiirka) Zanjabiilka ee la kululeeyay lagu daro liin wuxuu daawo daawo u noqonaa , (dhibaatooyinka xaga neefsashada , xanuunka dhuunta , wadnaha , dhimista culeyska jira , furnaanta cunto cunista (Appetites).


Waqtigaan qabowga aaynu ku jirno aad ayuu daawo ugu yahay cudurada waqtiga qabowga dadka ku dhaca .. 


Zanbiilka waxaa ugu wanaagsan nooca qoyan.






Qaababka kala duwan ee loo diyaariyo cabitaanka Zanjabiilka waa :- 


1-Zanjabiilka qoyan ayaad jarjareysaa, kadib weel ayaad ku shubeysaa biyo ayaad ku dareysaa dabka ayaad saareysaa , markiii uu muddo dabka saarnaado oo uu karsamo (bislaado) Zanjabiilka biyaha ayaa ayaad ka miireysaa , markaas koob ayaad ku shubaneysaa asigoo kulul ayaaad liinta freshka aheyd ku dareysaa , kadib markuu qandac noqdo (kuleyl meel dhexaad ah ) noqdo ayaad cabeysaa , maalintiii dhowr jeer.




2- Qaabka kale Zanjabiilka loo diyaarin karo waa adigoo machine-ka wax lagu shiida oo awood badan leh ku shiida oo casiirkiisa waxyar biyo kulul iyo liin ku darsada …



IshaAllah Zanjabiilka waa daawo raqiis ah oo daawo ku ah cuduro fara badan oo uu kamid yahay cudurka halista ah (cancer)ka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *