Uncategorized

War Deg Deg Ah: Trinta Codadka Doorashada Gudoomiye kuxigeenka 1-aad oo soo dhamaatay (Yaa ku horeeya)

iftineducation.com – Waxaa hada soo dhamaatay tirinta codadka ay kala heleen Musharaxiinta u taagan qabashada Xilka Gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.


Doorashada Kursigan oo ah tan ugu adag ayaa waxaa ku tartamayay ilaa 7-Musharax, waxaana wareega koobaad ku haray sadex Musharax kuwaa oo helay cadadka ugu yar, waxaana wareega labaad u gudbaya Afarta Musharax ee ugu codadka badan.


Waxaa hogaaminaya Codadka ila ahada la tiriyay Musharax ABshir Bukhaari oo helay 17-cod waxaana kusoo xiga Musharaxa kale Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhagdheer) oo isna helay codad gaaraya 14-cod.




Musharaxiinta ayaana Codadka u kala helay sida tan 


1-Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) 17=cod
2-Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhagdheer) 14-cod
7-Maxamud Axmed Mashruuc 11-cod
3-Cabdirisaq Cusmaan Xasan Jurille 6-cod
4-Xasan Faarax Xujaale 1 cod 
5-Axmed Xaashi Maxamud 1 cod
6-Cabdiwaxid Ilmi cumar Qoonjeex 2 cod


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *