Uncategorized

War Deg Deg ah: Tirinta Codadka Wareega labaad ee Doorashada oo soo dhamaatay (Yaa isku soo haray)

iftineducation.com – Waxaa goordhaw soo dhamaatay Tirinta Codadka doorashada Wareegii labaad Musharaxiinta u tartameysa jagada Gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Aqalka sare , waxaana ku tartamaya kursigan ilaa Sedex Musharax.


Doorashadan oo aheed mida ugu adag ee maanta ka dhaceysa xarunta Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa waxaa ku tartamayay ilaa sedex Musharax, kuwaa oo ahaa Musharaxiintii helay coddakii ugu badnaa ee Doorashada Wareegii hore.




Waxaana wareega labaad ee Doorashada Gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Aqalka sare ka haray Musharax XildhibaanMaxamuud Mashruuc oo helay cadad gaaraya 16-cod waxaana wareega labaad isugu soo haray labada Musharax ee kale.




Wareega labaad ayaana Codadka loo kala helay sida tan: 




1-Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) waxa uu helay 19 cod Cod
2-Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhagdheer) ayaa isna helay 17 Cod
7-Maxamud Axmed Maxamuud (Mashruuc) oo helay 16-Cod





Waxii warar ah ee kusoo kordha Doorashada kala soco wararkayaga dambe Insha Allah