Uncategorized

Soomaaliya oo Kaalin aan lagu farxin kaga jirta Wadamada ugu Musuq maasuqa badan Caalamka

iftineducation.com – Dalka Soomaaliya oo hada ay ka jirto Dowlad Federaal ayaa mar kale noqotay dalka ugu musuq maasuqa badan caalamka, kadib markii qiimeyn lagu sameeyay wadamada Caalamka sida uu musuq maasuqa uga jiro.




Hay’adda Transparency International ee qiimeysa Dalalka ka hufan Musuqa Calaamka ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dalka Soomaaliya uu yahay dalka ugu horeeya ee dhinaca Musuq maasuqa iyo wax isdaba marinta ay ka jirto.



Qiimeynta ay Hay’ada sameysay ayaa lagu sheegay in Wadamada caalamka qaarkood ay ka jiraan musuq maasuq baahay ayna ku lug leeyihiin Hogaamiyaasha wadamadaasi ka taliya, kuwaa oo adeegsada xasaanada iyo awooda ay leeyihiin.


Wadamada Musuqa ugu yar caalamka uu ka jiro ayaa waxaa hogaaminaya wadamada Denmark, New Zealand, waxaana wadamadaasi la sheegay in uu ka jiro Musuqa ugu yar ee caalamka iyagoona si weyn ala dagaalamay Musuq maasuqa iyo xatooyada.




Halkan ka Aqriso sida ay Wadamada ugu kala horeeyaan Musuq maasuqa 




1 Denmark


1 New Zealand


3 Finland


4 Sweden


5 Switzerland


6 Norway


7 Singapore


8 Netherlands


9 Canada


10 Germany


10 Luxembourg


10 United Kingdom


13 Australia


14 Iceland


15 Belgium


15 Hong Kong


17 Austria


18 United States


19 Ireland


20 Japan


21 Uruguay


22 Estonia


23 France


24 Bahamas


24 Chile


24 United Arab Emirates


27 Bhutan


28 Israel


29 Poland


29 Portugal


31 Barbados


31 Qatar


31 Slovenia


31 Taiwan


35 Botswana


35 Saint Lucia


35 Saint Vincent and the Grenadines


38 Cape Verde


38 Dominica


38 Lithuania


41 Brunei


41 Costa Rica


41 Spain


44 Georgia


44 Latvia


46 Grenada


47 Cyprus


47 Czech Republic


47 Malta


50 Mauritius


50 Rwanda


52 Korea (South)


53 Namibia


54 Slovakia


55 Croatia


55 Malaysia


57 Hungary


57 Jordan


57 Romania


60 Cuba


60 Italy


62 Sao Tome and Principe


62 Saudi Arabia


64 Montenegro


64 Oman


64 Senegal


64 South Africa


64 Suriname


69 Greece


70 Bahrain


70 Ghana


72 Burkina Faso


72 Serbia


72 Solomon Islands


75 Bulgaria


75 Kuwait


75 Tunisia


75 Turkey


79 Belarus


79 Brazil


79 China


79 India


83 Albania


83 Bosnia and Herzegovina


83 Jamaica


83 Lesotho


87 Mongolia


87 Panama


87 Zambia


90 Colombia


90 Indonesia


90 Liberia


90 Morocco


90 The FYR of Macedonia


95 Argentina


95 Benin


95 El Salvador


95 Kosovo


95 Maldives


95 Sri Lanka


101 Gabon


101 Niger


101 Peru


101 Philippines


101 Thailand


101 Timor-Leste


101 Trinidad and Tobago


108 Algeria


108 Côte d´Ivoire


108 Egypt


108 Ethiopia


108 Guyana


113 Armenia


113 Bolivia


113 Vietnam


116 Mali


116 Pakistan


116 Tanzania


116 Togo


120 Dominican Republic


120 Ecuador


120 Malawi


123 Azerbaijan


123 Djibouti


123 Honduras


123 Laos


123 Mexico


123 Moldova


123 Paraguay


123 Sierra Leone


131 Iran


131 Kazakhstan


131 Nepal


131 Russia


131 Ukraine


136 Guatemala


136 Kyrgyzstan


136 Lebanon


136 Myanmar


136 Nigeria


136 Papua New Guinea


142 Guinea


142 Mauritania


142 Mozambique


145 Bangladesh


145 Cameroon


145 Gambia


145 Kenya


145 Madagascar


145 Nicaragua


151 Tajikistan


151 Uganda


153 Comoros


154 Turkmenistan


154 Zimbabwe


156 Cambodia


156 Democratic Republic of Congo


156 Uzbekistan


159 Burundi


159 Central African Republic


159 Chad


159 Haiti


159 Republic of Congo


164 Angola


164 Eritrea


166 Iraq


166 Venezuela


168 Guinea-Bissau


169 Afghanistan


170 Libya


170 Sudan


170 Yemen


173 Syria


174 Korea (North)


175 South Sudan


176 Somalia