Uncategorized

Qarax hadda ka dhacay Muqdisho

iftineducation.com – Labo qarax oo aad u xoogan ayaa daqiiqado ka hor waxaa ay ka dhaceen agagaarka garoonka duyuuradaha ee Aadan Cade ee magaalada Mqudisho.


Wariyaha warbaahinta qaranka Nuur Saciid Tahliil, oo goobta ka ag dhowaa ayaa soo sheegaya in qaraxyada ay ka kala dhaceen meel banaanka ah ilinka Madiina gate oo xiga waddada ka timaada degmada Wadajir, iyadoo kan kale oo ka dhacay meel aan sidaa ugu fogeyn ka hore.


Waxaa jira, khasaare aan la ogeyn inta uu gaariisan yahay oo qaraxyada sababeen, goobta ayaa waxaa durbadii soo gaaray ciidanka nabadgeliyada.



Wixii ku soo kordha halkan ayaad kala socon doontaan insha’alah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *