Uncategorized

Jaceylka Xuduud Maleh? Daawo Sawiro Cadeynaaya. . . .

iftineducation.com – Jaceylku malahan xuduud. shabakada banadirstar waxey idin soo bandhigeysaa sawiro muujinaaya jaceylku inuusan  laheyn xuduud.


Jaceylka ma yaqaan kana ina adeerkey ah ama isku wadan nahay ama soomali iku nahay, sida dhalinta soomaliyeed badi ay ku dhaleeceeyaan markey arkaan gabar soomaaliyeed oo jaceyl la wadaageysa ama guursata xitaa wiil ka soo jeeda aduunka kale ha ahaato yurub, asia iyo amerika.


Shabakada banadirstar waxey ku leedahay ka waantooba wax yaabahaas iyo maseerka cilan dhalinyaro una daaya gabdhaha iney jeclaadaan qofkey doonaan, hadoba muslim yahay lakin hadow diin kale wato halaga waaniyo gabdhaha soomaaliyeed waa walaalihiine.


Waa shabakada banadirstar oo u taagan marwalba wacyi galinta iyo kobcinta qooyska.




Halkaan Ka Daabo Sawiro muujinaya jinsiyado kala gidisan oo jaceyl ka dhaxeeyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *