Uncategorized

Dumarka Marka Ey Dhalmada kasoo Baxaan Ama Umulnimada Qaabka Ugu Waanaagsan ee Loogu Galmoodo

iftineducation.com – Hadaba Si aad la socono Cilmiga ummulisanimadu si aad ah buu u horumaray sanadahaan dambe, 


waxaana jira dhakhaatiir ku faana inay arrinkaasi ka gaareen guulo weyn oo la taaban karo, 


iyaga oo sheegta inay u ogolaadaan haweenka ay umuliyaan inay dhowr maalmood dhalmada kadib billaabi karaan shaqooyinkoodii caadiga ahaa, 





iyo inay weliba raggooda kala qaybgeli karaan galmo haddii ay doonaan intaba.