Uncategorized

Doorashada Gudoomiye kuxigeenka 1-aad ee Aqalka sare oo bilaabatay

iftineducation.com – Waxaa xarunta Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ka bilaabatay dooarshada Gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana kursigan ku tartamaya 7-Musharax.


Doorashada Kursigan ayaana ah midka ugu adag Doorashada Gudoonka Aqalka sare, waxaana doorashadan la filayaa in loo gudbo wareeg labaad iyo mid sedexaad hadii aysan Musharaxiinta qaarkood aysan tanaasulin.


Waxaa aad loo saadaalinayaa in Sedex Musharax midkood uu kursiga Gudoomiye kuxigeenka koobaad ku guuleesan doono, waxaana agu cad cad Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhagdheer) ,Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) iyo Cabdirisaq Cusmaan Xasan Jurille.



Waxii warar ah ee kusoo kordha kala soco Wararkayaga dambe Insha Allah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *