Uncategorized

Daawo Sawirada: Guriga loo diyaariyay in uu Dego Madaxweyne Obama marka uu xilka wareejiyo

iftineducation.com – Madaxweynaha waqtigiisa dhamaadat ee dalka Mareykanka Brack Obama ayaa lagu wadaa in maalmo kadib uu si rasmi ah xilka ugu wareejiyo Madaxweynaha sida sharciga loo doortay ee Dalkaasi Donald Trump.


Obama ayaa aqalka Cad ee looga arimiyo dalka Mareykanka ku noolaa mudo 8-sano ah, waxaana hada loo diyaariyay guri qurux badan oo loogu tala galay in Madaxweynaha iyo Qoyskiisa ay dagaan marka xilka uu wareejiyo.





Daawo Sawirada: Guriga loo diyaariyay in uu Dego Madaxweyne Obama marka uu xilka wareejiyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *