Uncategorized

Daawo Qaabka Carabka Loogu salaaxo kintirka

iftineducation.com – Dareemaha Jaceylka ayaa qalbiga haweenka ku bilaaba in uu ku ciyaaro
iyadoo rabitaankaasi xoogan oo ku aadan in ay helaan qiso jaceyl oo ay
ku noolaadaan ayay gabartu raadineysaa qof ay weydaarsato
jaceylkaasi ay rajeyneyso .


Marka la fiiriyo jaceylkaas waa mid si weyn uga duwan jaceylka dhabta
ah ee waara , mana yaqaanaan haweenka jaceylka bilaawga uu ku yahay
sirta jaceylka hadaba iftineducation.com ayaa ku siineysa wax yaabaha
muhiimka ee ay gabartu ka aqoon jaceylka .


1- Jaceylka Waa Mas`uuliyad : gabadha ayaa marka ay ku jirto bilaawga
jaceylka u haysata in jaceylka yahay hub ay kula dagaalamayso qofkii
cariiriya xorayadeeda una haysta in weli ay yar tahay , balse gabdhaha
jaceylka ku cusub waxa aysan garaneyn ayaa ah in jaceylka yahay
mas`uuliyad ,ogoow jaceylka waa qadarin , sameynta jaceyl dhab ah
waxaa u sal ah kalsooni iyo is fahan .


2- Jaceylka Waa Joogteyn : Jaceylka waa hishiis laba qof ku balamayaan
in ay fuliyaan dhamaan sharciyadiisa tanina gabdhaha jaceylka ku
cusub ayaan garaneyn una haysta kaliya in uu yahay is weydaarsi
erayada jilicsan balse waa mas`uuliyad intaas ka weyn .



3- Jaceylka Waa Ixtiraam : Jaceyl aan laheyn ixtiraam waa geed aan miro
laheyn , waana muhiim in gabarta jaceyl cusubka ah ogaato , ogoow sida
aad dooneyso in laguu ixtiraamo in adna lagaaga baahan yahay



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *