Uncategorized

Daawo Muuqaal :Madaxweyne Donald Trump oo laga cel celinayo Shacabkiisa & Qasaare weyn oo dhacay

iftineducation.com – Shacab fara badan oo Mareeykan ah ayaa wali ku qanacsaneeyn doorashada Madaxweynaha cusub ee dalka Mareeykanka Mr.Donald Trump oo xilka kala wareegay Madaxweynihii hore ee dalkaasi Barack Obama .

Inta la ogyahay taariikhda dalka Mareeykanka wali ma dhicin Madaxweyne Mareeykan ah oo shacabkiisa naceyb ku bilaabeen ama ku hor banaanbaxeen isaga oo cusub sida Madaxweyne Donald Trump .

Dadka banaan baxa dhigayay ayaa muujinayay sida ay uga soo horjeedaan Madaxweynaha cusub.kii lagu caleemo saarayay Mr.Donald Trump . 



waxaana inta banaan baxyadu socdeen la jabiyay Dukaamo badan, waxaa sidoo kale la gubay gawaari taalay meel u dhaw hal

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *