Uncategorized

DAAWADA AY DUMARKU ISKU CADEEYAAN SIDAN BAY WAX YEESHAA

iftineducation.com – Waxaa jira daawooyin jirka lagu cadeeyo waxay jirka u keenaan dhibaatooyin fara badan oo maqaarka dhib u keeni kara, 




waxay ka soo saaraan jirka nabro aad u daran 




oo maqaarka jirka badali kara midabkiisa qofka madow 




ayay ka dhigaan qof cad ah 



laakin maxaa kuu geeyay wax dhib kuu keenaya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *