Uncategorized

Xamda yar : Farmaajo Waa Madaxweynaheena Mustaqbalka Waanan Taageersanahay 100%

iftineducation.com – Xamda yar : Farmaajo Waa Madaxweynaheena Mustaqbalka Waanan Taageersanahay 100%


Xidigada da’da yar ee reer Hargeisa Xamda Yaryaro oo wakhti xaadirkan u joogta magaalada Muqdisho hawlo shaqo ayaa barteeda snapchatka ka cadeysay 





mar la weydiiyay musharaxiinta Somalia u tartamaya cida ay taageere u hayso aya tidhi ” Waxaan taageersanahay FARMAAJO 100%”. 


Waxaana xusid mudan inay Xamda tahay gabadh taageersan fikirka Somali weyn 


oo markay muujiso ra’yigeedana ay aad uga cadhoodan 





taagerayasheedi reer Somaliland maadamo xaga siyaasada lagu kala duwanyahay oo ay aaminsanyihin inay ka go’een Somalia inteeda kale.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *