Uncategorized

war maskiinyahow akhriso galmada sida . .. .

iftineducation.com – Wiil baa gabar ka helay,wuxuuna jecleestay inuu ugu yaraan sheeko lawadaago,ok maxumah balse gabadhu waatee?,madadkay cuntaa baa lagu yirri ,ma arawella weeye baa lagu yirri ?


haddah waayahee maxaa sabbaby sirta qaaliga ah uu uu labtiisa uga hayoh inuu naag kalleh oo aan waxba ka galin u sheegto iyaddana karti u waayo ,xataa hadday kaheshoh wiil kaas oo kalleh nafteeda u saamixi meeso inay u noqoto tiisa,cos gabadhaasi waa gabar saxiib waligeed ma yeelan nin ay la saxiibto iska daaye maryooleedee ka carartaa,macnaheedunah mahan inay dadka ka faaneeso…..,





ka gudub,dadka way aamintaa lakiinse in her life gabar aan hooyadeed iyo walsheed ka aheen ma aysan aminin,waxayna albaabada u xirtaa o aysan marna u jawaabin ninkii u soomarah gabar cawimadeed,cos waxay aragtaa gabdhu inay aad u shar badan yihiin ninkii dhahaana heblayooy heblaayo isoo xerra galli wuxuu ulla mid yahay -dilku waa sahlanyahee-mid kufsadday,isagu niyadiisu ha wanaagsanaato haday rabto,runtii waxay aragtaa gabadhaha qarkood inay ka caqli badantahay cos waxa ay sameenayaan oo dhan bay ka ogaataa hal mar o ay salaanto,sidaas ogyd wuxuu habeeno soo qorsheesanayeh bay sacad ku fasirtaa gabadha cawineesa owgeed ,dadka way la macaamishaa,rixinkana way iska illaalisaa,waxay jaceshahay nafteeda sida ay jeceshahay in loola dhaqmo inay ula dhaqanto dadka kaleh ……hadaba inkastoo aysan diyaar u ahyn inay qoys sameesato balse malintii ay go’aansato inay gurri yeelatto waxy ragg ka dooran laheed laba xiniyood,aqoonyahan kibir lahyn ,damac badneen,bakhyl ahyn lacagtana ku tagri falin ,aduunyada qiimo ugu fadhiyin ,caqli baddan oo xujooyinkeeda si sahlan u furri karah,muslim ah kana run sheega islaanimadda,cilmiga jacel hadalkiisu laga helaayoh xikmad,ka fakarayah nafteeda sida u uga fakaraayoh tiisa ciyaalkiisana intaysan dhalan u qoondeeya nooalsha,qurux baddan sida abaheed,akhlaq fiican sida abaheed jacel iyada sida abahedd ,u eg abaheed,yacni kulli maahan ee wax uun wa inuu uga ekaadaa abahed ,ninkaas sas u sahlan bay ku qanci kartaa ,mahan mid iska dhigaya libaax ama inuu heesto lacag ama inu wax yaqaanno,ama matalaayah darama si uu iyada uga dhigo inay tahay waaqic darbiyada istaaga wakaanna inay sudfah iskulla kulmeen,dhaha hebalow ku dheh heblaayoh waanu kusoo boqaneenaa isagoo tijaabinaayah bal inay rabto booqashadeda,ama jacel inu jacelaaddo ninka ay rabto si uu isaga dhigo isagii!! maya maya maya walaalayaal arintu saas way ka sahlantahay shaydaankuna yuusan idiin qurxin ee coodu bileesta,iyada hal nin baa loogu tala gallay idinka illahayna bay ku dooraneesaa maahan mid ay iyadu jaceshahay manaahan mid iyada jacel ee waa midka uu mooluhu u qorray ,balse gabar walbaa ninbay laabta ku haysaye iyaduna maskiinkay rabtay wakaas kor ku sheegaty ,sifadda ugu muhiimsannah  ,wainuu iskaa dhigaa naftiisah waxa ay tahay oo kaliyah,iyadu islama weyna lakinse illaahbaan ka rajeesaa inuu kadhigo qof aad u weyn weyna noqoneesaa