Uncategorized

VLADIMIR PUTIN, OO SHEEGAY INUU RUUSHKU BILAABAY INUU WADAMADA ARGAGIXISADU AAFEYSAY HUB CASRI AH SIIYO

iftineducation.com – Vladimir Putin Madaxweynaha RushkaAyaa sheegay In wadankiisu uu soosaartay hub casri ah oo loogu talogalay


ladagaalanka Argagixisada caalamiga ah,Hubkaas(Sanad Milatari), waxaanu sheegay Inuu wadamada Argagixisadu


dheerta
Aafeysay Ku caawin doono, Hubkan(Sanad Milatari),oo isugu jira Diyaaradaha dagaalka oo casriya,Gantaalada


difaaca cirka, Noocyo kaladuwan oo gantaalah ridada dheer , iyo gawaadhida Gaashaaman iyo gaadiidka milatariga,


sidaasna waxuu Putin sheegay Maruu kahadlayey shiray wadayeesheen yeesheen, qaybta farsamada ee Cidanka Milatariga


rushka iyo wadamada ay gacansaarka laleeyihiin ee dibadaha, Putin ayaa shaaca kaqaaday wadamada ugu horeeya ee hubkan


gacantooda kagali doono isagoo tilmaamay sadexda wadan ee . Suriya,Iraq iyo Afganistan, oo yagu kamida wadamada ay


Argagixisadu Aafeysay,
dowlada Rushka ayaa iyadu 25%iyadu iibisa hubka aduunka laga isticmaalo, halka Mareykanku uu kaga jiro kaalinta labaad,



lacagta kasoo gasha suuqa Iibka hubka wadanka Rushka sanadkiiba ayaa waxay gaadhaysaa $50,Million oo dolarka Mareykanka ah, wadamada Ka iibsada hubka Ruushka ayaa gaadhayey 100 wadan sanadkii 2015,