Uncategorized

SHEEKO TEEM NiN AYAA XAASKISA KUYIRI

iftineducation.com – SHEEKO TEEM
NiN AYAA XAASKISA KUYIRI 
======================
Waxaan u xiisay qoyskayga walaalahay iyo Caruurtoodii waxaan kaa codsanaya in beri aad Qado u samayso xaaskii waxay tiri waa hagaag Waa ok u yeer ayey tiri.


Maalintii casuumada markay noqotay saacdna Ay ka dhiman tahay xiligii martida la balamiyey
Ayuu ninkii xaaskii weydiiyey ma diyaarisay Qadadii ayuu ku yiri waxay ku tiri may ma Samayn ninkii wuu carooday wuxuu yiri sabab Waxay tiri dee qoyskaagu marti maahe jikada in loo galo maaha ha yimaadaan gurigu waa Gurigoodii wixii yaala ha cunaan.





Ninkii aad ayuu uga sii carooday hadalkii xaaskiisa kabacdina wuu isaga baxay xaafadii
Wax yar kama soo wareegin waxaa albaabka soo gaaracay qoyskii la marti qaaday deg deg ayey gabdhii albaabka uga furtay
Mise waaba qoyskeedii, qosyka uu u sheegay waa gabadha aabaheed iyo hooyadeed iyo walaalaheed
Aabaheed ayaa weydiiyey Aaway ninkaagii waxay tiri wax yar ka hor buu baxay aabaheed ayaa yiri ma isagoo na casumay ayuu hadana iska tagay.
Gabadhii ninkeedii ayey wacday waxay tiri waad i ceebaysay qoyskana ma moodayn kayga waxaan moodayey kaaga
Hada maxaan sameeyaa suuqa cunta ka soo gad aan siiyo martida
Ninkii ayaa ugu jawaabay hadalkii ay markii hore isaga ugu jawaabtay ee ahaa
Qoyskaaga waaye marti ma ahee waxa yaala ha cunaan
Dumarka qaar ninka reerkiisa ulama dhaqmaan sida ayada reer keeda……….
Waxas iska dhaafa rerka wa rerkadi ula dhaqan sida aad jeceshahy in loola dhaqma rerkaada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *