Uncategorized

sagaalkii iimood uu badowgu ku eedeeyay xaskiisa iina uga dhugay

iftineducation.com – Sheeka murtiyeedka soomlida ee sheegaysa in xaasku ay leedahay 9 iimood ayaa ah mid uu sabab ka dhigtay nin rabay in uu xaaskiisa furo. Ninka oo sheegaya sgaalka iimoodna waxa uu yiri:


3 dhibaato aniga ayaa ku qaba naagta
Gur wax la iigu dhiibo
Gurac la ii eego
Gurxan habeenimo


3 dhibaato ayadaa isku qabta
Geel ka galgalin jecel
Takar ka dufan neceb
Kitaab ka biyo neceb


3 dhibaato dhasheedaa ku qabta
Dheefta oo laga dhowro
Dhedo la seexiyo
Gardaro lagu dilo


Hadaba su’aashu  waxa ay tahay ma jiraan sagaal  iimood oo dumarkuna ku eedaynayaa ninka ay  rabaan in ay iska furaan.



Ta kale maxay tahay muritada ku jirta 9-ka qodob

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *