Uncategorized

Ragheb Alama iyo Assala iyo Maya Diab oo Beirout Kuwada Caweeyey

iftineducation.com – Ragheb Alama iyo Assala iyo Maya Diab oo Beirout Kuwada Caweeyey


Xidigaha fanka carbeed Ragheb Alama, 


Assala iyo Maya Diab iyo fashion Designerka Nikola Jubran ayaa ku wada caweeyey casimada Lebanon ee Beirout 




iyagoo u dabaaldagayay christmaska sawiradoodana kusoo bandhigay baraha bulshada 




oo uu ugu horeeyo instgramku.