Uncategorized

Muuqaal: Habar-gidir oo sheegtay inay Dagaal la gelayso Ciidanka UGANDA oo ay sheegtay inay BIYA-MAAL la safteen

iftineducation.com – Imaan Cabdullahi Khaliif Rooble iimaamka beesha Habargidir ayaa Wacad Ku marayy iney Ciidanka Uganda ka bixi doonaan Sooomaaliya, iyagoo jabay oo hab qana, wuxuuna iclaamiyay in dagaal toosa lala galo.






Wuxuu ku tilaamay inay yihiin Dad Wakhas ah oo ay ka Xorayn doonaan Dalka,  


Waxayna Ciidanka Dawlada Uganda ee AMISOM ku eedeeyeen inay gacan siinayaan Beesha Biya-maal oo dhowr jeer oo hore uu dagaal dhexmaray Beesha Habar-gidir.






Muuqaal: Habar-gidir oo sheegtay inay Dagaal la gelayso Ciidanka UGANDA oo ay sheegtay inay BIYA-MAAL la safteen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *