Uncategorized

Muqdisho oo lagu soo kordhiyay dhismooyin qurux badan: SAWIRRO

iftineducation.com – Magaalada Muqdishoow taariikh ahaan iyo maqaam ahaanba waxay qeyb muhiim ah ka tahey taariikhda iyo xadaarada Somalia, 


midda Bariga iyo Geeska Afrika, Soomaaliyana kama jiraan magaalo ama deegaan la mid ah ama la barbardhigi karo Xamar xag baaxad, tirada dadka, ganacsiga, 


bilicda iyo casrinimada intaba.


Sumcaddii iyo bilicdii Muqdisho ayaa dib u soo noolaanaysa, waxaana si xowli ah ugu socda dib, lagamana sheekeyn karo nolosha iyo horumarka ka bilowday. 


Waxaa soo jiidatay beesha caalamka iyo dunidii la’eed Somalia meel ay kasoo gasho si maalgashi iyo iskaashi ula sameeysato horumarada xowliga ku socda.


Dhismooyinka quruxda badan ee lagu soo kordhiyay Muqdisho ayaa waxaa ka mid ah, dhismaha Safari ee ku taal degmada Hodan, waana dhismo aad u qurux badan.





Muqdisho oo lagu soo kordhiyay dhismooyin qurux badan: SAWIRRO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *