Uncategorized

Mucaaradka Suuriya oo “gubay” Basaska shacabka lagu qaadayay

iftineducation.com – Dhowr bas oo u socday inay soo daad gureeyaan dadka xanuunsan iyo kuwa dhaawaca ah ee ku nool Idlib, ayaa la gubay.


Dowladda ayaa sheegtay in basaskaasi ay gubeen dagaal yahannada mucaaradka.


Waxay ku sii jeedeen basaska laba degmo oo dowladda Suuriya ay maamusho, balse mucaaradka ay go’doomiyeen.


Degmooyiinkaasi oo lagu kala magacaabo, Fowah and Kefraya, waxaa ku nool Shiico taageersan dowladda Bishar Al-Asad.


Dagaal yahannada taageersan dowladda waxay codsanayaan in halkaasi shacabka laga soo saaro, si daad gureynta Xalab ay u sii socoto.


Dagaal culus oo ka socdo bariga Xalab
Kumannaan qof oo labadaasi deegaan ku kala go’doonsan ayaa ku nool xaalad aad u xun, 






mana haystaan cunto, sida wararka ay sheegayaan.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *