Uncategorized

ma uxiistay miraha tiitiin ka ama tiintiin hadba saad u taqaano (somali cactus)

iftineducation.com – ma uxiistay miraha tiitiin ka ama tiintiin hadba saad u taqaano (somali cactus)


tiitiinka waa geed meel walbo somalia kabaxo siiba magaalada muqdisho 


waa geed qodxa badan wuxuu dhalaa miro macaan badan,


mirahiisa xataa qodax ayay leeyihiin waa inaad iska jirtaa si qodxaha mirahiisa iyo geedkiisaba kuu durin.


markaa rabto inaad cunto miraha tiitiinka waa inaad qodxaha miraha si taxadarleh isaga ilaalisaa aan uga jartaa qodaxda kadib si cun nimcada uu eeba ku siiyay.


waa geed ku bixi karo meel qalalan biya badana uma baahno xara qalalank iyo qorax bas ayuu u bahan yahay biyaha roobka basaa kufilan 


sawiradiisa halkaan ka fiirso






aniga koleey waan u xiisay tiitiinka mirahiisa macaanka badan markaan yaraa ayaa soo guran jiray magaalada dhaxdeeda ayuuba kabaxaa xataa



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *