Uncategorized

Liiska Xildhibaanada Lagu Soo Doortay Baydhaba

iftineducation.com – Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa noqday maamulkii labaad ee soo geba gebeeya doorashada xildhibaanada cusub ee Aqalka Hoose ee baaralamaanka Soomaaliya.

Guud ahaan 69 xildhibaan ayaa lagu soo doortay doorashooyinkii ka dhacay magaalada Baydhaba. 
Xubno badan oo ku jira liiska ayaa ah xildhibaano hore ama kuwo dib loo soo doortay.

Hoos ka aqriso liiska xildhibaanada
1
Mohamed Sheikh Osman Jawari
Rag
Dib ayaa loo soo doortay, Afhayeenka Baarlamanka
2
Ibrahim Yarow Isak
Rag
Dib ayaa loo soo doortay; Wasiir hore
3
Fowsiya Mohamed Sheikh
Dumar
Dib ayaa loo soo doortay; wasiir hore
4
Sharif Mohamed Abdalla
Rag
Dib ayaa loo soo doortay
5
Dahir Abdi Abdullahi
Rag
Xildhibaan cusub
6
Khalif Sheikh Abdullahi
Rag
Xildhibaan hore
7
Ali Abdi Osman
Rag
Xildhibaan cusub
8
Abdiweli Ibrahim Sheikh Mudey
Rag
Xildhibaan hore
9
Hani Mohamed Adan /Mirifle Luway
Dumar
Xildhibaan cusub
10
Idiris Abdi Taktar
Rag
Xildhibaan cusub
11
Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman
Rag
Wasiir, xildhibaan hore, safiir hore
12
Moalim Ali Adan
Rag
Xildhibaan hore
13
Ahmed Haji Mohamed
Rag
Xildhibaan hore
14
Abdirashid Mohamed Ahmed
Rag
Xildhibaan cusub
15
Prof. Abdurahman Adan Ibrahim
Rag
Xildhibaan hore
16
Isgoowe Deerow Isak
Rag
Xildhibaan hore
17
Salim Alio Ibrow
Rag
Xildhibaan hore
18
Ali Sheikh Mohamed
Rag
Xildhibaan hore
19
Maryan Moallim Isak
Dumar
Xildhibaan hore
20
Muna Khalif Sheikh Abuu
Dumar
Xildhibaan hore
21
Sharif Sheikhuna Maye
Rag
Xildhibaan cusub
22
Mohamed Nureini Bakar
Rag
Xildhibaan hore
23
Sheikh Aden Mohamed Nur (Aden Madobe)
Rag
Xildhibaan hore
24
Sheikh Hassan Osman Hussein (Qoryoley)
Rag
Xildhibaan hore
25
Sareeda Mohamed Abdalla
Dumar
Xildhibaan hore
26
Mohamud Mohamed Bonow
Rag
Xildhibaan hore
27
Mohamed Isak Osman
Rag
Xildhibaan hore
28
Abdifatah Mohamed Ibrahim
Rag
Xildhibaan cusub
29
Iman Abdullahi Ali
Rag
Xildhibaan cusub
30
Hassan Ibrahim Mohamed
Rag
Xildhibaan hore
31
Hanifa Mohamed Ibrahim
Dumar
Xildhibaan cusub
32
Hussein Osman Hussein
Rag
Xildhibaan hore
33
Amina Hassan Ali
Dumar
Xildhibaan cusub
34
Mohamed Said Abdilahi
Rag
Xildhibaan cusub
35
SayidAli Abdulkadir Moallim
Rag
Xildhibaan hore
36
Abdullahi Omar Abshir
Rag
Xildhibaan hore
37
Abdullahi Sheikh Ismail
Rag
Xildhibaan hore
38
Abduwahab Ugas Khalif
Rag
Dib ayaa loo soo doortay
39
Abdulkadir Hassan
Rag
Dib ayaa loo soo doortay
40
Samra Ibrahim Omar
Dumar
Xildhibaan cusub
41
Hassan Abdinur
Rag
Xildhibaan cusub
42
Mohamed Mursal Mohamed
Rag
Xildhibaan hore
43
Yaqub Ali Mohamed
Rag
Xildhibaan hore
44
Sandhere Mad Iftiin
Rag
Xildhibaan cusub
45
Abdiaziz Hassan Mohamed
Rag
Xildhibaan cusub
46
Raboco Sheikh Nur
Dumar
Xildhibaan hore
47
Mohamed Ahmed Garweyne
Rag
Xildhibaan cusub
48
Adan Ibrahim Dhaayow
Rag
Xildhibaan hore
49
Ahmed Omar Islow
Rag
Xildhibaan hore
50
Mohamed Hussein Afaraale
Rag
Xildhibaan hore
51
Ahmed Mayow Abdulle
Rag
Xildhibaan hore
52
Abdulahi Hussein Ali
Rag
Xildhibaan hore
53
Ali Yusuf Osman
Rag
Xildhibaan hore
54
Osman Haji Ali
Rag
Xildhibaan hore
55
Isak Mohamed Mohamud
Rag
Xildhibaan hore
56
Hamza Said Hamza
Rag
New
57
Jawahir Adawe Abdi
Dumar
Xildhibaan cusub
58
Amina Sheikh Osman
Dumar
Xildhibaan cusub
59
Mohamed Omar Talha
Rag
Xildhibaan hore
60
Nadifa Adan Isak
Dumar
Xildhibaan cusub
61
Safia Hassan Noor
Dumar
Xildhibaan cusub
62
Hassan Ali Mohamed
Rag
Xildhibaan cusub
63
Mohamed Jama Mursal
Rag
Xildhibaan cusub
64
Mohamud Moalim Yahya
Rag
Xildhibaan hore
65
Sheikh Shacir Mohamed
Rag
Xildhibaan hore
66
Ali Adan Mohamed
Rag
Xildhibaan hore
67
Deqa Hussein Hasanow
Dumar
Xildhibaan cusub
68
Hussein Mohamud Sherikh
Rag
Dib ayaa loo soo doortay
69
Hassan Moallim
Dumar
Dib ayaa loo soo doortay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *