Uncategorized

Lafoole & Nimco Dareen oo Heestoodi Hubqaad Soo Cusboonaysinaya Wareegna Europe Ku Maraya

iftineducation.com – Lafoole & Nimco Dareen oo Heestoodi Hubqaad Soo Cusboonaysinaya Wareegna Europe Ku Maraya


Xidigaha fanka Somaliyeed ee caan baxay Maxamed Xassan Xuseen Lafoole iyo Nimco Muxumad Xassan “DAREEN” ayaa socdaal dheer oo ay ku maqnaayen dhulka Somaliyeed haatan kasoo diga rogtay una soo laabtay qurbaha oo ah halkay ku noolayeen. Labadan fanaan ayaa Wareeg xaflado ah ku samaynaya Qaarada Yurub sida wadamada Austaria oo ay ka tumi doonan 24 December iyo Germany oo ay ka tumayaan habeenka xiga ee 25ka.





Waxaana xusid mudan inay labadan xidig soo cusboonaysiinayan heestoodi caanka ahayd ee Hubqaad ee albumkoodi ugu horeeyey ku jirtay ee RUUN “NIMCO IYO LAFOOLE” ee so baxay 2002.






halkaan ka daawo heestii ugu dambaysay ee ay soo saaraan labadan xidig ee laga daba dhacay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *