Uncategorized

JAAMAC JIIR OO SI KULUL U WEERARAY SAXAFIYIIN SOOMAALIYEED

iftineducation.com – Daawo jaamac jiir oo si ka baxsan bili’aadminimada u caayaaya suxufiyiinta 


kala ah muniir axmed cigaal iyo cali mahdi jibriil isagoo aanay waxba ka dhaxayn waxaanu ku caayayaa nimankaa 


maxaa madaxweynaha u dhaliilaysaan wax uga sheegaysaan dawlada wax uga sheegaysaan kibirkaa uu sida foosha xun ugu caayayna 


waa ta keentay inay iyaguna tii dhaqaaqdaba jebiyaan oo dhulka la dhacaan abaalkiisaana sidaa ahaa in kastoo 



hadana dawladu u xidhay muniir iyo caliba arintaa hadana raga xadhiga waa loo sameeyay lkn jaamac jiir edebtey bareen oo waxaan u malaynayaa inaanuu Qof dambe kibir ku caayi doonin iyaguna goortay noqoraba wa iska soo bixi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *