Uncategorized

Hodan Abdirahman iyo Mohamed Alta oo Show Kulminayo Kala Tagoodii Kadib

iftineducation.com – Xidigada Fanka Hodan Abdirahman Dheere ayaa showga ugu balaadhan ee North America laga dhigayo New year eve ka qayb galaysa kuna soo bandhigi doonta heeso cusub sidii horeba looga bartay, 


Xafladan oo lagu sharfayo fanaanka da’da yar ee Najiib Alfa oo markii ugu horeysay jaaliyada North America show ka dhigaya. 







Waxaana xusid mudan inuu sidoo kale showga kula jiro Mohamed ALta oo ah xaajigiii hore ee Hodan Abdirahman iyadooy xafladan noqon doonto midii koowaad ee kulmiso furniinkooda ka dib.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *