Uncategorized

Gabdhaha Islii oo laga wacyigelinaayo raacidda mootada

iftineducation.com – Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi waxaa ka bilowday barnaamij loogu magac daray “badbaadi Walaashaa”, oo u jeedadiisu tahay in gabdhaha laga celiyo raacidda mootada.


Xaafadda iyo guud ahaan, Nairobi waxaa lagu arkaa gabdho raacaya mootada, siyaabo kala duwanna ugu fadhiista.


Culimo uu ka mid yahay Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa barnaamijka wado.





Sidoo kale waxaa jiro dhallinyaro gacan ka geysanaya gaarsiinta farriinta.