Uncategorized

Filimka Wajah Tum Ho Iyo Mudo 4-Maalmood Ah Lacagaha Uu Gudaha Hindiya Kasoo Xareeyay

iftineducation.com – Filimka Wajah Tum Ho ayaa sameeyay hoos u dhac 50% maalintiisa 4-aad marka lala bar bar dhigo maalintiisa kowaad ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay.


Filimkaan ay wada jileen Sana Khan, Sharman Joshi, and Gurmeet Choudhary ayaa u suura gashay inuu Isniintiisa kowaad gudaha Hindiya ka keeno 1 Crore sida ay shabakada Boxoffice India shaaca ka qaaday.


Fadlan hoos kaga bogo filimka Wajah Tum Ho iyo 4-maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu gudaha Hindiya ka keenay:





Jimco – 2 Crore


Sabti – 1.75 Crore


Axad – 2 Crore


Isniin – 1 Crore


Wadarta Guud – 6.75 Crore (Trade Figure)


Filimka Wajah Tum Ho sida muuqato cimri ahaantiisa gudaha Hindiya wuxuu kasoo xareen doonaa 10 Crore madaama jimcadaan tiyaatarada la wareegi doono filimka Dangal ee Aamir Khan hogaamiyaha ka yahay.


Waxaa la yaab ah in kooxda filimka Wajah Tum Ho sameesay filimkoodii ugu dambeeyay Hate Story 3 maalinta kowaad sanadkii hore lacagaha uu keenay oo ahayd 10 Crore iyo filimka Wajah Tum Ho lacagaha uu keeni doono cimri ahaantiisa isku mid noqon doonaan!!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *