iftineducation.com – Fanaanada caanka ah ee Farxiya Kabayare ayaa soo gaadhay caasimada Kenya ee Nairobi iyadoo wareeg ku maraysa Xaflado ah Nairobi,
Muqdisho, Garoowe. Fanaadan ayaa waqti xaadirkan ku sugan magaalada Nairobi oo ay degantahay walaasheed Samsam Kabayare.
Muqdisho, Garoowe. Fanaadan ayaa waqti xaadirkan ku sugan magaalada Nairobi oo ay degantahay walaasheed Samsam Kabayare.
Waxaana xusid mudan inayna ilaa hada soo dhajin taariikhaha showyadeeda geeska Afrika se markaanu ogaano aanu idiin soo gudbin doono waqti ka hor.