Uncategorized

Dekadda Hobyo oo bilawday adeeg

iftineducation.com – Dekadda Hobyo oo bilawday adeeg


Dekedda magaalada Hobyo ayaa muddo tobanaan sano ah markii ugu horraysay maanta ka degay gaadiid 10 baabuur ka badan.


Dekaddan oo macmal ah ayaa markii labaad bishan gudaheeda waxaa ka degay shixnado dhowr ah oo isugu jiray cunnada iyo waxyaabaha daruuriyaadka ah 





kuwaasoo ay sideen doomo halkaa u soo xirtay.