Uncategorized

DAWO”’ 7 qodob oo laga faaiido galmada gabdhaha 20 jirka ah oo aysan Ragu ogeen

iftineducation.com – Marka ay galmadu ku dhacdo tabihii iyo tiradii looga baahnaa, waxa ay qofka u leedahay dhowr faa’iido oo kala duwan :-
1- Jirka iyo maskaxda ayay firfircooneysaa murugadana qofka waa ay ka fogaysa,


2- Dareemayaasha ayay fududeysaa xididada dhiigana waa ay kaga shaqaysiisa .
3- Madax wareerka ayay bi’isaa iyo dawakhaada .
4- Waswaaska ayay qofka ka qaaddaa iyo cilmi nafsiga .
5- Waxay xoojisaa aragga, wanaajisaa wadnaha, kaalmeysaana qashin saarka kilyaha qofka.
6- Dhiiggay cusbooneysiisaa oo sifeeysa .


HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA





7- Waxaa ku bogsada dadka balqanku faraha ba’an ku haayo caafimaadna waa ay ka helaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *