Uncategorized

DAAWO: Wiil Soomaaliyeed oo London Ka Tahriibay, Isaga oo tegay Muqdisho, Kana Waramay Qorshihiisa (Waraysi)

iftineducation.com – DAAWO: Wiil Soomaaliyeed oo London Ka Tahriibay, Isaga oo tegay Muqdisho, Kana Waramay Qorshihiisa (Waraysi)


Faarax waa Wiil soomaaliyeed oo ka tagay magaalada London ee dalka Ingriiska, Isagoo gaadhay magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, Wuxuuna Faarax sheegay inuu usoo Tahriibay dalkiisa, Isagoona Kulamo Wacyi gelin ah Dhalinyarada kula qaata Xeebta Liido ee Muqdisho.





‘Soomaaliya waxaa u imaaday inaan nolol cusub ka samaysto, waxaa rabaa inaan shaqo helo, inaan waxyaalo badan noloshayda u samaysto.’ 






Waa Faarax oo ku koray London kuna noqday dalkiisii hooyo – Sooomaaliya.